Muxuu Raisul Wasaare Khayre ku soo arkay xarunta Wasaaradda Caafimaadka? (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer booqsho ah ku tagay Wasaaradda Caafimaadka, Waxaan xarunta Wadaaradda ku soo dhaweeyay Wasiir Caafimaadka Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur iyo qaar Ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa u kuur galay howlaha shaqo ee wasaaradda iyo adeegyada caafimaad ee ay siiso shacabka, isagoona madaxda wasaarada ka … Continue reading Muxuu Raisul Wasaare Khayre ku soo arkay xarunta Wasaaradda Caafimaadka? (Daawo Sawirro)